Android Pay adeegso Taleefankaaga wax ka iibso

Android Pay adeegso Taleefankaaga wax ku iibso
Taleefankaaga ayaad ku iibsan kartaa marka aad u baahato inaad soo iibsato, Android Pay adeeg la yiraahdo ayaa ay samaysay shirkadda google kaas oo kuu saamaxaya inaad soo iibsato waxaad rabto iibkana waa midka uu kuu samaynayo taleefankaaga.
"TAP AND GO" waxay fududaynaysaa dadka adeegsada taleefanka HTC  sidoo kale Samsung iyo Sony iyo taleefano kale.
iibsashada noocaas ah Android ayay ku kooban tahay xitaa waxaad dhiibi kartaa 30 gp lacag gaaraysa, taleefankaaga ayaad galaysaa meesha ayaad ka dhiibaysaa waa qaab aad u sahalan, google oo sheegtay bangiyada badankooda way oggol yihiin Android Pay . waxaa la shaagay nidaamkan wuxuu la tartamayaa  Apple Pay 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post