Sababaha badda loogu dhinto iyo xumaanta soomaalida

Sababaha badda loogu dhinto ma ogtahay3
Soomaalida runta markii la sheego waa dad aad u liita oo wada nacas ah,  soomaali waxay burbursan tahay laga soo bilaabo 1991 ilaa iyo hadda dadka hadda jooga waxay u haystaan inay ku jiraan dal hagaagsan oo toosan,  ma og tahay sanad kasta inuu dadka soomaali ku nool ku dhaco cudurka shuban biyoodka? taas waxa keena ma la socotaa? waa qashinka oo meel kasta la dhigo, dad awood u lahaan waayay inay qashinka iska nadiifiyaan malgu tilmaami karaa banii aadannimo?  dad muslin ah ma aragtay  oo aan ilaa iyo hadda dalkooda ku heshiin karin, oo nafta muslinka iyo xoolaha msulinka aan nabadgalinin?  soomaalida badankooda dibadda ayaa la soo aaday ilaa iyo hadda qof is weydiinaya lama arag oo is dhahay maxaa u diiday dalkaaga inuu sidaan noqdo? nabad iyo amaan iyo nidaam, dalalka ay soomaalida u ordaan waa dalal gaalo ah oo aan islaam ahayn laakin soomaalida oo dhan waxay isku waafaqsan yihiin inay dalalkaas soomaali ka fiican yihiin? ma is weydiinay waxay uga fiican yihiin? lama oga, waxaa daliil u ah inay dalka ka fiican yihiin dalalkaas daraaddooda ayaa badda loogu dhintaa!!.

marka soomaali ummad ka xun hadda ma joogan caalamka. 

sawirkaan amin arts si fiican u eeg
sida ay u liitaan somalida
waa dugaag
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post