asc walaal waan kusalaamey salaan mida ugu qiimaha badan
salaan kabacdi.[ magaceygu waa cali ] walaal waxaan ahey wiil somali ah dabeecad leh
diinta kudhaqma masha allah , waxaan jiraa da'da 30 sano
waxaan ku noolahay holland, walaal waxaan ahey wiil guurdoon ah oo raadinaaya gabar somali ah oo uu mustaqbalkeyga ii noqota insha allaah qoftaan raadinaayo waa iney dabeecad wanaagsan leedahay akhlaaq wanaagsan tahay da'deeduna waa iney udhaxaysaa 20 ilaa 30 guurka iyo mustaqbalkuna waa inuu dhab ka ahaadaa holland gabdho jooga oo guur daacad ah doonaya hadaad taqaano walaal waa kheyr koley arinkaa haysaan ajarkeeda alle uun ayaa idin siin kara igala soo xiriira email kaan badeyeyl@hotmail.com iyo telkaan 0031684331159 walaal sawir hada masoo diri karo lkn nin dhalin yaro ah oo alxamdulilaah caafimaadkiisu taam yahay ayaan ahey fadlan cinwaanka iyo lambarkeyga idinku ii xifdiya waan idin aaminay macnaha shaaca haka qaadinina iiqariya aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa salaamu caleykum