Mucjisada Masar ka dhacday ku cibraqaado

Dabkii ka kacay maalmihii la soo dhaafay suuqa cataba ee magaalada Qaahira, ayaa wuxuu dadka ku dhaafay arrin ay dadka aad ula yaabeen, dabkaas wuxuu gubay lix dhisme aad  u waaweyn,  hal dhisme wuxuu gubay shuqooyinka oo dhan, laakin wuxuu dhaafay hal shuqo dabka ma gaarin korkeeda iyo hoosteedana way gubteen, waxaa la sheegay shuaqadaas kutub quraan ayaa lagu kaydiyay, aad baa loola yaabay, walaal faafi mucjisadaan si dad badan ay u arkaan

dabka masar


xariiqa cataba

dabka magaalada qaahira mucjiso

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post