Guri ku gubtay magaala ka mid ah dalka ruusha ayaa famil wada jiro ka soo wada booday dabaqa shanaad markii ay u keeneen dadka meesha deganaan busto aad u weyn si ay isugu soo tuuraan bustada waxaa m gacanta ku hayay dad gaaraya 20 qof marka hore ilmaha ayaa soo booday marka xigta labada waalid, muuqalkan ayaad ka daawan kartaa