Gabadha awoowaha uu u yahay ayuu siiyay miisaankeeda lacag la mid ah

Nin kuwait u dhashay wuxuu hadiyad ahaan3
Nin kuwait u dhashay wuxuu hadiyad ahaan u siiyay gabar uu awoowe u yahay lacag la eg miisaankeeda, gabadha marka la cabbiray waxay noqotay siddeed kiilo, lacagta waxay noqotay 90 kun diinaar kuwait ah oo dhigata 300 kun doolar.
gabadhaas oo lagu magacaabo sahra musnaasabadan waxay dhacday dhalashadeeda marka la gaaray xaflad ayuu u sameeyay markaas ayuu iyada miisaamay.
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post