Wararka ka imaanaya magaalasa Sert ee dalka Libya waxay sheegayaan in kooxda Daacish ama loo yaqaano Islamic State of Iraq and Syria and abbreviated as ISIS inay gacanta ku dhigeen lacag aad u fara badan oo doolarka maraykanka ah, oo uu madaxweynihii hore dalka liibya meel ku kaydiyay, lacagtaas waxay gaaraysaa maalin doolar, taas oo awood siin doonta kaaxda daacish