Baladweyne yaa gubay sirta dagaalka sokeeye

Waxaa kaaga soo baxaya sawirkan inuu ninka nin caadi ahayn, amin arts mar kasta ninkaan wuu soo sawiraa tolow isaga iyo madaxweynaha yaa sarreeya?
sawirada amin arts waxaa laga fahmayaa ninkan inuu ka awood badan yahay madaxweynaha Xasan Sheekh maxamuud, dagaalada baladweyne waxaa ka muuqata inuu isaga ku lugleeyahay.
faaraxa iyo baladwene

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post