Nin carab naagtiisa ayuu been u sheegay wuxuu ku yiri caawa safar ayaan aadi rabaa qaahira waxaann raacayaa egypt air ninka beentiisa ayay ahayd wuxuu u socday guriga xaaskiisa labaad oo aysan ogayn xaaskiisa koowaad, diyaaraddii uu sheegtay inuu raacayo ayaa dhacday hadda ma garanayo si uu ugu soo laabto xaaskiisa maxaayeelay diyaaraddii yaa dhacday marka beentiisa yaa kashifmayso, been waa sidan runtii lugo ma laha waligaaga xaaskii