Toban kun tahriibeyaal ayaa galay Italy 3 maalmood gudohooda

Dowladda taliyaaniga oo sheegtay inay badbaadisay 10 tahriibeyaal wax ku dhow oo ka soo galay africa, dadkaas oo saaraan 13 doon ka soo dhaqaaday dalka libiya, dadka dhintay waxay gaarayaan 5 maalinta arbacada sidoo kale labataan qofood maalinta khamiista, laakin inat badbaaday ayaa ka badan marka loo eego dadka meesha naftooda ku waayay.
sidii dalka liibiya uu u burburay waxaa soo kordhay dadka tahriibka ku gala dalka taliyaaniga.
tahriibeyaal33
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post