Shariif Maxkama waa ninka xasuuqay dhalinyarada soomaaliyeed markuu sheeganayay midowga maxkamadaha ninkan markaas wuxuu ku xirnaa sirdoonka caalamka siiba midka maraykanka, marka uu fulayay wixii laga rabay waxaa loo qaaday kenya markaas madaxweyne ayaa laga dhigay, hadda wuxuu rabaa inuu soo noqdo oo madaxweyne noqdo, sidoo kale midkan la fadhiya waa ninka caanka ah oo xaafadda madiina dadka canshuur ka qaadi jiray isagoo sheeganaya inuu yahay qof dadka masuul ka ah, somali haddii dadka noocan ay ku nool yihiin lagama yaabo inay toosto.