Amiir carab ah oo faras ka bixiyay 7 milyan doolar


Amiir Qadar ah oo faras ka bixiyay 7 milyan doolar2

Amiir Fahad Aala thaani wuxuu gatay faras yar wuxuu ka bixiyay lacag gaaraysa 7 mailyan iyo 300 kun doolar, wuxuu ka soo gatay dalka ingiriiska, waxaa la sheegay waxaa lagu tiriyaa faraska ugu qaalisan dunida inuu yahay faraskan wuxuu rabaa inuu tartan kula galo, runtii waxaad fahmaysaa waxa ay ummadda islaamka u hormari la'dahay marka aad aragto waxyaalahan oo kale waa yaabka yaabkiisa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post