Ma og tahay mobile Android inuu sawirka google ku kaydinayo xitaa adigoon ogayn, sawirada aad sawirayso waxay galayaan google photo si wuxuu u qaadaa otomaatik ah, sawirada aad ku sawiraso u fiirso ha isku hallaynin mobile, waxaa laga yabaa sawir aadan rabin inuu kaa fakado, siiba gabdhaha marka ay is sawirayaan ama raga qaarkooda sawirka la dhaco familkooda, waayo mobileka wuxuu ku xiran yahay google account isla markii sawirka wuxuu ku keydinayaa webka google taas ayaan kaaga digaynayaa, haddii aad rabto arrintan inaad ka salgaarto waxaad booqataa google photo adoo adeegsanaya emailka aad ku gasho webka google.
waxaad ka xiri kartaa isla mobileka waxaa jira app oo qaabilsan arrintaas.
waxaad ka xiri kartaa isla mobileka waxaa jira app oo qaabilsan arrintaas.