Diyaarad riixitaan lagu kicinayo horay ma u aragtay

Diyaarad riixitaan lagu kicinayo horay ma u aragtay
Ummadda tuugsiga ku caanbaxday samanka waa umadda dalkeeda soo burburisay liidnaanta haysato cid ay haysato lama arag, dad kasta marka ay isaga digayaan burbur iyo dabaalnimo iyaga ayaa la soo qaataa, xumaanta bay tusaale u noqdeen wax walba marka aad aragto oo xun iyaga baad soo xasuusataa, yurub waxay ku joogaan tuugsi iyo been, kama helaan shaqo iyo xalaal, waxay jecel yihiin lacag inay been ku qaataan, wadaad iyo waalane way wada siman yihiin, diinta istus bay ka tahay, waxaad arkaysaa masaajidda safka hore ayay ka taagan yihiin, naagahooda xijaabka ma dhigaan dalkooda dhiigga muslinka kama badbaado xoolaha dadka kale in la boobo waa diintooda oo ay ku dhaqmayeen, waa ummad aan la fahmin sida ay islaam ku tahay, waa umamad aad u liidato isu malaynaya inay diinta haystaan waxayna ka tageen diinta markii ay ilaahay ku been abuurteen, waxaad arkaysaa mid baasaboor wadan gaal ah ka wata hadana ku leh dadka soomaalida waa gaalo isaga isuma jeedo ma arkayo futadiisa oo qaawan wuxuu eegayaa futada dadka kale, dadkan aan ka hadlayo waa soomaali qof walba wuu isgaranayaa.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post