War degdeg weerar lagu qaaday hotel naasahablood

Weerar culus ayaa lagu qaaday hotel naaso hablood oo ku yaalla koonfurta magaalada muqdisho saacadda markay ahayd 16:30  oo kale, marka qaraxa dhacay weerar raas ayaa lagu qaaday hotelka ilaa iyo hadda wuu socdaa magaalada muqdisho sidoo kale xalay madaafic ayaa lagu garaacay goobo ka tirsan, ilaa iyo hadda lama soo sheegin waxa ka jira, sidoo kale degmada afgooye waxaa lagu dilay afar qof u dhalatay beesha galadi, nin iyo ilmahiisa oo hal meel lagu dilay, waxaa loogu galay gurigooda, sidoo kale nin kale isna waxaa lagala soo baxay gurigiisa, soomaali waxay noqotay meel dugaag ku nool, lacnad ayaa ku habsatay.
waxaa la sheegayaa 7 qof inay ku dhimatay weerarka xamar.
War degdeg weerar lagu qaaday hotelnaasahablood3

War degdeg weerar lagu qaaday hotel naasahablood3
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post