Bambo iyo caano meel ma isla galaan jawaabta aminarts

Farshaxanlaha caanka ah loo yaqaano amin arts wuxuu aad u dabadhigtay kooxda al-shabaab sawir wuxuu soo sawiray oo macne weyn ku fadhiya sawirkaas oo ah nin ka mid ah kooxda al-shabaab oo ilmo yar soomaali ah babmo nuujinaya meeshii ilmaha laga nuujin lahaa caano, marka cunug bambo dhuuqaya miyaa laga rajaynayaa naxariis, waxaa kaloo jira arrin yaab leh taas oo ah madaxda al-shabaab waxay u soo direen ilmahooda dibadda wax bay u bartaan ilmaha kalena dagaal bay galiyeen taasna dad badan ayaa la yaaban amin arts hadalkiisa wuu tilmaamayaa.
Bambo iyo caano meel ma isla galaan jawaabta aminarts3
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post