Cuntooyinka harraadka keena

Cuntooyinka harraadka keena
Wadamada waqooyiga dunida saacado badan ayaa la soomayaa, hadabada sidee baad isaga ilalin kartaa harraad daran kuu imaan kara marka jirkaaga ay biyaha ka dhamaadaan, marka hore waxaad ku dadaashaa inaad cunto cuntooyinka haraadka aan keenid sida furudka oo kale cuntada qoyan, waxay kaa ilaaliyaan oonka daran ramadaanka kuu imaan kara, marka aad cuntadaas cunto waxaa kaa yaraanaya oonka, laakin cuntada sida burka oo kale wuxuu leeyahay harraad, baradhada oo kale iyadana harraad ayay leedahay waxaa lagaaga baahan yahay inaad cunto wixii qoyaan badan leh oo caloosha kuu jilcin kara.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post