Xasan Sheekh oo qubuuraha la hadlaya

Xasan sheekh oo cambaarayn ku faanaya, amin arts ayaa soo sawiray sawir lala yaabay oo ah cambaarain uu cambaareeyay madaxweynaha dadka dilay dad soomaaliyeed, wuxuu soo sawiray isagoo qubuuraha taagan oo la hadlaya dadka dhintay oo u sheegaya inuusan wax kale u qaban karin aan ahayn cambaaro sawirkan daawo
amain arst xasasnkeh
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post