Caqliga dadka samanka wuxuu gaaray heer ka liita xayawaanka qaarkood, dharka jeexjeexan oo laga heshoon jiray ayaaba laga dhigay wax qiime leh, dhar guguban ayaa lagu iibinayaa dukaamada qaar oo waxaa la leeyahay fashion 2016, dharkaas isugu jira midka ragga iyo kan dumarka, waan la soconaa in dadka qaarkooda ay xiran jireen jeenis oo jilbaha ka jeexan, laakin hadda waxaad u jeedaa dharka oo la gugubay tartariiq aan ahayn, meelo badan ayuu ka boqsan yahay, dadka arrinkaas ka shaqeeyeen waxay og yihiin sida ay liitaan dadka caqliga aan lahayn oo ad u fara badan maanta.
mooda ama fashion marka laga hadlo waxaa loo arkaa wixii ay noo jideeyeen dadka gaalada.