Nin u dhashay dalka kuwait ayaa hal habeen mehersaday afar gabar, aad baa arintan loola yaabay caalamka, ninkan wuxuu qabay naag markaas ayuu furay kaddib wuxuu guursaday afar naagood, sida ay u eg tahay sheekadan waxaa loo malynayaa naagtaas inuu ka xanaajin rabo, waayo waxaan suurtagal ahayn qof inuu afar naagood hal mar wada mehrsado, isala markii ayuu ku faafay webyada bulshada sida facebook oo kale video ayaa laga duubay ninkaas iyo naagaha uu mehersaday, sairada aad bay ugu faafeen internetka.