Wiilka boqorka sacuudiga oo la kulmay Mark Zuckerberg

Wiilka uu dhalay boqorka sacuudiga hadda jooga oo lagu magacaabo maxamed bin salmaan ayaa wuxuu la kulmay Mark Zuckerberg ninka iska leh webka Facebook oo caanka ah, Mark Zuckerberg oo asal ahaan ahaa nin diinta yahuudda haysta haddana ah nin mulxid ah oo diinlaawe ah oo aanba rummaysnayn diin, marka waxaa la filayaa inuu Maxameb bin Salmaan inuu noqon rabo boqorka sacuudiga soo socda, arrintaasna waxay ka soo baxday CIA sirdoonka maraykanka
Mohamed bin salman Mark Zuckerberg  2
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post