Nalkan waa camera iska ilaali yuuna ku duubin

kaamirada qarsoon
camera qarsoon
 Diinta islaamka waa diin  u timid dadka inay jidka toosan ku hanuuniso, xijaabka dumarka bulshada wuxuu ka cayaaraa kaalin aad u ballaaran, naagta lama oggola inay fududeysato dharka siibiddiisa siiba marka ay joogto meel cabsi leh oon munaasib ku ahayn xishoodkeeda, xadiis ayaa ku soo arooray, rasuulka naxariisyo iyo nabadgelyo Ilaahay korkiisa ha yeelee wuxuu leeyahay:

( ما من امرأة تنزع ثيابها في غير بيت زوجها ، إلا كشفت الستر فيما بينها وبين ربها )
 
(naag ma jirto dharkeeda ku siibayso guriga ninkeeda meel aan ahayn haddii sidaa ay samayso asturaadda u dhaxaysa iyada iyo rabbigeeda  ayay furaysaa)

xadiiskan wuxuu xambaarsan yahay mucjiso, waxaad moodaa inuu tilmaamayo waqtiga aannu nool nahay, oo meel kasta camera loogu diyaariyay dumarka sidii cowradooda loo arki lahaa,
cameradan waxaad moodaa inay nal caadi tahay, laakin waxay sawiraysaa qofka qofka ama meesha ay ku xiran tahay jooga, waxay ku save garaynaysaa waxa ay sawirto memory card , marka dumarka waxaa la rabaa inay ka digtoonaadaan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post