Xaalka siyaasiga soomaaliyeed meesha uu joogo

Siyaasiga soomaali magaca ayuu siyaasi ka yahay runtii ee badankooda waa reer baadiye oo jaahil ah oo akhlaaq iyo diin waayay, ma kula tahay haddii maanta soomaali ay awood ku lahaan lahaayeen dadka siyaasadda si fiican u yaqaana oo daacadka ah inay soomaali sidan ahaan lahayd?!.
amin arts wuxuu ka mid yahay dadka aadka u fahansan waxa ka jira soomaaliya, waana qof aad u jecel nabadda, laakin maanta waxaa dalka aad u burburinaya dad dameero ka liita oo xayawaanka ka uu ka qiime badan yahay, maamulada maanta la dhisay soomaali uma baahna, soomaali waxay u baahan tahay dad daacad ah oo run sheegaya oo ilaahay ka cabsanaya, dadka u maleeyay in suud la soo xirto oo daba dhilif la noqdo siyaasi in sidaa lagu noqonayo, sawirkan eeg waxa uu wato.
sheekada amin arts

itoobiya
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post