Gabadhan waxay ku istaagaysaa calanka soomaaliya iyadoo gacanta ku sidda calanka somaliland, taas waxay tilmaamysaa cuqdada ay u qabto dalka soomaliya, waxaan wada ognahay somali iyo somaliland inay hal yihiin, somaliland waa dhul ka mid ah somali, iyadoo sidaas ay tahay ayay haddana gabadhan ku tumanaysaa calanka soomaali, laakin mid ayaan oran lahaa gabar sidan samaynayso waxaad ogaanaysaa inay aad u liidato oo ay rabto inay dadka soomaliyeed isku dirto, meeshii wax kale laga fikiri lahaa ayaa calan lagu istaagayaa, may samayso waxa isku keeni kara umadda soomaaliyeed dhamaantood