Gabar maqaar la'aan la dhalay dalka India

Dalka india waxaa ku dhalatay gabar oo aan lahayn maqaarka caadiga oo bannaanka, dhakhaatiirka markay arkeen aad bay ula yaabeen, waxaa lagu tiriyaa xaaladaha noocan inay yihiin kuwa naadir ah, hooyada cunugtan dhashay waxay jirtaa 23 sano, waxay u dhalatay dalka india, jirka waxay ku leedahay duleelo keliya meesha dhgta ama sanka ama afka waa xaalad aad loola yaabay, subxaana allaah, 
Gabar maqaar la'aan la dhalay dalka India
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post