Farshaxanka caalamiga ah amin amir oo sawir yaab leh ka sameeyay Donald Trump ninkaas oo hadalo yaab badan ka soo baxaan mar walba, wuxuu sheegay inuu ka reebi doono dadka muslinka ah dalka maraykanka haddii uu ka noqdo madaxweyne, sidoo kale inuu reebi doono dadka soo galaya dalkaas, wuxuu kaloo rabaa inuu burburiyo heshiiska ay la galeen doladaha reer galbeedka dalka Iran, ninka waa nin yaab badan oo lala yaabay, amin arts si fiican ayuu u helay eeg sawirka uu ka sameeyay
![]() |
Donald Trump |