Ramadaan ayay islaamka soo gashay gabdhan

Gabar soo islaantay cadaan ah 

.ManshaAllah TabarakaAllah...Waxay Ka mid tahay Shaqalihii Anu inta badan Soo Wada shaqeyneyne... ( FLORIENE.)... illaaheyba Magaceedii magac ka kheyr badan ugu badaley...(FIRDOWSA)...Waxanu galabta saladii Casar ugu Qabaney Ashahaada Masaajidka..Uso Duceeya inu illaahey Xaqa ku sugo...Run Ahaantii Waxa Cajiiba Saameynta Ay Bisha Ramadan Ku leedahay Dadka aan muslimka Ahayn Sida Saxiibkaga Shaqada ama schoolka ama Jaarkaaga...Waxa muhiima ineynu uga fa,iideysano Dacwada...Inu Rabbi Gacantada kuso Hanuniyo Qof Kaliya Kheyru Mina Dunya wama Fiihaa..
 
gabar soo islaantay

gabar soo islaantay cadaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post