Gabar Soomaliyeed sedex mataano dhashay

Aad bay u yar yihiin naagaha dhala mataana labo iyo wixii ka badan sida seddex afar shan lix, gabdhan waxay ku dhashay magaalada muqdisho sedex mataano, waa labo gabdhood iyo wiil horayna waxay u haysatay shan caruur, naagtan oo la sheegay in lacagta ay ku dhahay wali laga bixin , reerkeeda waa dad tabaalaysan oo u baahan in loo kaalmeeyo, magaceeda waxaa lagu magacaabaa Ifraax Daahir Maxamuud qofka raba inuu u kaalmeeyo wuxuu ka heli karaa taleefankan 00252-615183606 , waxaad ogaataa haddii aad garab qabato walaalkaaga muslinka inaad meel kale wax ka helaysid,  naagtan waa la qalay ilmahan qaliin ayaa looga soo saaray.

sawirada ilmaha iyo hooyadooda halkan ayaad ka daawan kartaa.
mataano sedex

naag sedex mataano dhashay

mataanaha sedexa ah
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post