Gabadhan waxaa dhalay in taliyaani ah oo siyaasi weyn ah diinta islaamka ayay qaadatay waxay u baddashay magaceeda Caa'isho markii hore wuxuu ahaa Manuela , waxaa kaloo ay tiri islaamka waa diinta saxda ah oo xaqqa ah, diinta kirishtaan wax sax ah waan ka waayay, islaamka naagaha wuxuu ula dhaqmaa sidii iyagoo boqoro ah oo kale.