Qaraxa xoogganaa ka dhacay iyo weerarka la socday oo la sheegay kooxda al-shabaab inay fuliyeen waxaa la sheegayaa inay fuliyeed dad ka socda itoobiya iyo dam jadiid ee alshabaab keliya ma aysan fulinin, dadkaas oo dhan waa cadowga ummadda soomaaliyeed oo la dhihi karo waa, amin arts sawirkiisa waxaa ka muuqa sida ay dadkaas sheegayaan, kooxahan oo dhan waxay ku xiran yihiin qorshooyin dibadda laga fulinayo, oo ummadda soomaaliyeed la rabo in lagu dabargooyo.
Soomaalida maanta waxay u badan yihiin dad calooshooda u shaqaysta keliya oo aan ku jirin dalkiina wax u qabta.