Dad u dhashay Taliyaani ayaa waxay heleen cunug yar oo badda ku dhintay maydkiisa, waxaa la sheegay cunuggan sidoo kale hooyadiisa inay ku dhimatay badda, taliyaaniga waxay sheegeen cunuggan inuu yahay soomaali, kaddib waxaa la arkay cunugga abtigiisa oo la socday doontaas oo la badbaadiyay oo gartay cunugga, hadda cunuga waxaa lagu aasi rabaa dalka taliyaaniga.
daka soomaaliyeed ilaa iyo hadda waa la reebi la'yahay, lama oga waxa ay ku jeclaadeen dalalka yurub maxaase u diiday inay dalkooda toosiyaan oo ay isku xirmaan. sow ma arkayaan dhibka ka jira badda?
waliaaga ma aragtay qof geeri nolol ku raadinaya?