Dad gaaraya 250 ayaa la badbaadiyay hadda wali way socotaa

Badda ayaa waxaa la sheegayaa inay ku gaddoontay doon oo siday dad badan, waxaa hadda ka socda badbaadinta dadkaas, ciidanka dalka gariiga ayaa waxay ku jiraan si ay u badbaadin laahaayeen dadka badda ku maanshoobay, waxay sheegayaan dadkaas doontan inay ka soo baxday seddex meelood meel ka mid ah masar ama liibaya ama turky dadka la raadinayo waxay gaarayaan boqolaal dadka la badbaadiyay waxay gaarayaan 250, inkastoo tirada rasmiga ilaa iyo hadda aan la ogaanin, laakin dadka way badan yihiin.
Dad gaaraya 250 ayaa la badbaadiyay hadda wali way socotaa3
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post