Madaxweynaha turkiga oo gaaray maanta magaalada muqdisho, waxaa ku soo dhoweeyay garoonka xamar madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud, madaxweynaha turkiga wuxuu ka furay soomaaliya dhismaha safaaradda turkiga ee cusub, kaas oo lagu sheegay inuu aad u weyn yahay, waxaa la dhihi karaa safaaradda turkiga ugu weyn caalamka, sawirada booqashada rajab dayib ordughaan halkaan ka daawo
![]() |
Turkish Embassy in Somalia. |