Markay guurka diidday way gubeen

Markay guurka diiday way gubeen 333
Maria Cabbaasi isma dhayanin dab ayaa lgugu dili doonaa, maria oo 18 jir ayaa waxay diiday guur waxaa soo doontay famil oo islameesha ay degan tahay ku nool marka ay diiday, waxaa soo weeraray gurigooda afar nin markaas ayay bansiin ku shubeen markaas ayay gubeen, familkeeda waxay ku maqanaayeen tacsi marka loo sheegay gabadhooda in la gubay waxay u qaateen guriga inuu dab caadi ah ka kacay, laakin booliska ayaa ka soo gaaray wuxuu qabtay 3 nin ilaa iyo hadda waxaa la raadinayaa midka afaraad, gabdhiina waxaa la rabay in la badbaadiyo laakin nafta ayaa ka baxday iyadoon isbitaalka gaarin, sheekadan waxay ka dhacday tuulo kamid ah dalka Pakistan.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post