Wax kasta ku nool koonka wuxuu u hoggaansan yahay Allaha koonka abuuray ha doono ama ha haddiido, laakin dadka muslinka ah waxay caabudaan Alle iyagoo oggol oo hoggaansan, sidoo kale waxaa la mid ah nafleyda oo iyagana Alle u tasbiixsada laakin annaga ma fahmi karno tasbiixdooda, waxaa kaloo jira haddii ay arkaan nafleyda qof Alle u sujuudsan waa laga yaabaa inuu ilaahay ku ilhaamiyo inay ku daydaan sida aan ku arkayno sawiradan oo kala duwan bisad iyo rati iyo faras iyo diiq oo ku dayanaya dadka sujuudsan waa arrin aad u fiican tilmaamaysa waxa ay sameeyaan nafleyda.
 |
diiq tukanaya |
 |
bisad tukanaysa |
 |
rati tukanaya |
 |
faras tukanaya |