Ordoghan Maxaa kagasoo xanaajiyay duugta Maxamed Cali Kalaay

Ordoghan Maxaa kasoo xanaajiyay  duugta Maxamed Cali Kalaay
Madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Ordughaan ayaa soo duuduubay booqashada uu u tagay dalka maraykanka duugtii Maxamed Cali Kalaay, markii loo diiday ka dib inuu akhriyo quraanka kariimka sidii wararka ay sheegeen.
wakaaladda wararka turkiga Doghan waxay sheegtay in madaxweynaha turkiga iyo Maxamed Joormus oo ah madax afaaraha diinta ee turki waxay rabeen inay saaraan gabar ka mid ah marada kacbada maxamed cali nacashkiisa, laakin waa loo diiday, taas waxay keentay wafdiga turkiga inuu ka soo tago meesha.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post