Ordoghan oo aaska Maxamed Cali Kalaay u dhoofay

turki m
Madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Ordoghan wuxuu u dhoofayaa dalka Maraykanka sidii ugu qayb gali lahaa aaska feeryaqaanka Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday dalka marykanka, Oroghaan wuxuu kaloo sheegay in xadaaradda reer galbeedka ay ku dhisan tahay boobka khayraadka afrika, isagoo taas uu ku raddinayo jarmalka oo ku tuhmay turkiga  inay xasuuqeen dadka u dhashay Armenia 1915 qarniga la soo dhaafay, mar kasta yurub arrintaas ayay soo kiciyaan turkiga waxay ku furaan buuq la xiriira sheekadaas, iya immasa ayay ku dileen dalalka ay gumaysteen lama soo koobi karo.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post