Waxaa ka dhacay masjidka xaraamka qiso aad u fiican oo lagu cibra qaadan karo oo awoodda Ilaahay tilmaamayso, qisadaan oo ah nin masar u dhashay ayaa wuxuu u tagay dalkaas cimro isagoo ducaysanaya ayaa wuu helay araggiisa ninkii farxad ayuu la booday wuxuu bilaabay inuu dhaho Rabiyow araggayga mar labaad ayuu ii soo laabtay, Rabiyow waan kugu shukrinayaa, dadkii meesha taagnaa ayaa ku soo orday ninkii waxay bilaabay inay u hambalyayaan ilaahow inata muslimiin ah ducadooda u yeel halkaan ka daawo