Madaxweynaha Turkiga oo xaaska Kalaay u tacsiyeeyay


Madaxweynaha Turkiga oo xaaska Klaay la xiriiray2

Madaxtooyada dalka turkiga ayaa sheegtay madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Ordogan inuu la xiriiray xaaska marxuumka Maxamed Cali kalaay oo lagu magacaabo Luna, wuxuu u sheegay inuu ka naxay geeridii ku timid ninkeeda , wuxuu kaloo u sheegay Kalaay inuu meel weyn ka joogo muslimiinta, gaar ahaan shacabka turkiga,  xaaska kalaay iyadna waxay mahad u jeedisay madaxweynaha turkiga sida uu u qiimeeyay familkeeda, iyo xiriirka uu la soo xiriiray.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post