Arag wuxuu sameeyay Maxamed Cali Kalaay

Wargaysyada maraykanka mid ka mid ah wuxuu ku qoray bogga ugu horreeya inuu Mohamed Ali Clay yahay midka ugu weyn, isla markii maxamed cali Kalaay wuxuu ku kor daabacay magaca Alle ereygaas korkiisa , taas waxay tilmaamysaa iimaankiisa meesha uu la ekaa ninkan, dad badan isku sheegaya muslimiin ayuu aad uga fiicnaa, sawirka wargayska isagoo wada ayaad hlkan ka arkaysaa.
Arag wuxuu sameeyay Maxamed Cali Kalaay2
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post