Afgambiga Turky iyo farshaxanle amin arts

Amin arts wuxuu sawiray afgambiga fashilmay oo lagu ridi rabay ordoghan marka ilaahay wuxuu kala saaray dadka dad waxaa jira maanta ku faraxsan waxa turki ka dhacay runtii ordoghan waa nin geesi ah oo hoggaamin kara ummad waa nin caqli badan garanaya sida dowlad loo maamulo maanta dadka muslimiinta  dhan waxay ku faraxsan yihiin guusha uu helay ordoghan.
Afgambiga Turky iyo farshaxanlle amin arts
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post