Ninka madaxweynaha isu soo sharaxay oo mar sheegay inuu muslimiinta ka reebi doona dalka maraykanka ayaa hadda hadlo kale ku hadlay marka uu dhacay weerarka magaalada nice ee dalka faransa, si kastaba ha ahaatee sheekada waxay u eg tahay in islaamka si fiican inay rabaan inay u soo weeraraan, waayo diintooda way banjartay ma faafi karto marka waainay la dagaallamaan diinta xaqqa ah oo faafaysa iyadoo aan haysanin dad sida la rabay u faafiya, sheekada marka hore sidan way ka sahlanayd laakin hadda toos ayay u soo weerarayaan islaamka, madaxweynaha faransa François Hollande isaga wuuba caddaystay wuxuu yiri faranca waxay ku jirtaa argaggixiska islaamka marka waa ay rabaan gaalada arrin inay sameeyaan oo daran oo aan la ogayn sida ay tahay.
xitaa marka laga hadlo dilka yaa ka badan waxa ay gaalada ku dileen dalalka muslimiinta argagaxisa dhabta waa gaalada shaki kama taagna taas laakin dadka badankooda wax ma oga.