Magaalada Nice dalka France waxaa lagu dilay 84 qof

Weerar cusub ayaa ka dhacay waxaa la dhihi karaa weerarkan lagu dilay 84 qof oona lagu dhaawacay in ka badan 100 qof ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Nice ee dalka farance, waxaa la sheegayaa gaari weyn inuu dardaray si ulakac ah dad gaaraya boqolaal oo xaflad meel u joogay, gaariga ayaa si kedis u soo galay dadka dhexdooda markaas ayuu dardaray wixii hortiisa yimaado oo dhan, ninka arrintas sameeyay waxaa la sheegay inuu ka soo jeedo dalka tunis, dad goobjoog ka ahaa meesha ayaa waxay shegeen in marka dardarka socday ay xabbadna bilaabatay laakin lama hubo xabbadda meesha ay ka socotay.

dad badan ayaa la dilay

sawirada niceweerarka faransa

gaariga dadka laayay

weerar cusub

 halkan ka daawo :

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post