Belgium kaadi baa laga cabbaa rumey ama ha rumeynin

Belgium kaadi baa laga cabbaa rumey ama ha rumeynin
Waxaa la dhahay aduunka haddii aad nooshahay wax kaa yaabiyo aad arkaysaa, koox cilmi baaris ah oo jooga jaamacad ku taalla dalka biljam ayaa waxay sheegeen inay iktishaafeen qalab lagu sifayn karo kaadida markaas oo kaadida la cabi karo, waxaan maxaad ku tilmaami lahayd ma cilmi baa ama waa dameernimo, waliba waxay dhaheen arintan waxay ku fiican tahay in lagu dabaqo wadamada dunida sedexaadka ah, taas macnaheeda waxay rabaan inay dadka masaakiinta kaadi cabsiiyaan, been sidaas baa loo sheegee waligeeda ma suurta galayso kaadi in la sifeeyo laga dhigo wax nadiif ah kaadi waa kaadi.
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post