Duqaynta madaxtooyada Turkey sawir khaas ah

Madaxweynaha turkiga oo booqday meesha ay duqeeyeen ciidan rabay inay afgambi ku sameeyaan erdogan, dad badan waxay is weydiiyeen haddii uu ahaan lahaa guriga cad ee maraykanka waxa la duqeeyay caalamka muxuu dhihi lahaa, haddii madaxtooyada faransa ay ahaan lahayd meesha la duqeeyay dadka maxay dhihi lahaayeen, haddii meesha la duqeeyay ay ahaan lahayd kongareeska maraykanka ka waran, marka ogow danta laga leeyahaya turkiga way iska caddahay la soco waxaa la rabaa in sideedi ay ahaato erdogan wuxuu u baddali rabaa dowlad islaami dhab ah, dad baa waxay ku weydiinayaan wali turki waxaa ka furan guryaha sharamuutooyinka, maxaa loo xiri waayay, taas waxaa sheegay cabballa nafiis oo tagay turki wuxuu weydiiyay madaxweynaha turkiga wuxuu yiri adiga maxaad u xiri weysay aqalada dhilooyinka? wuxuu ku jawaabay aniga waxaan rabaa xagga dhaqaalaha inaan ka baddalo turki marka aan baddalo dhaqaalaha guryaha sharamuutada wayba iska burburi doonaan, teeda kale gaalada waxay la dagaalamayaan qof kasta soo wada isbaddal diini ah.
Duqaynta madaxtooyada turki sawir khaas ah
 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post