Qarax hadda Xamar ka dhacay 15 ayaa ku dhimatay

Waa sawirada meesha ay qaraxyada ka dheceen ee magaalada Muqdisho. Waxaa qaraxyadaasi ku dhimatay 15 qof, shan kalena way ku dhaawacmeen. waxaa mid kamid ah lala eegtay xarunta AMISOM ee ku dhow garoonka diyaaradaha ee Adan Cade. daawo sawitada qaraxa maanta ka dhacay xamar

Qarax hadda Xamar ka dhacay 15 ayaa ku dhimatay
Qarax hadda Xamar ka dhacay 15 ayaa ku dhimatay

Qarax hadda Xamar ka dhacay 15 ayaa ku dhimatay


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post