Iran oo Saudia u gooddisay maxaa soo socda

Iran oo Saudia u gooddisay maxaa soo socda
Hoggaamiyaha wardiyeyaasha kacdoonka wuxuu yiri sacuudiga waa cadowga ugu horreeya ee Iran ay leedahay, wuxuu yiri dowladda sacuudiga fowdo weyn ayay ka wadaa dalalka bariga dhexe iyo kuwa muslimiinta, waddan kasta qas ayay ku wadaa, waxay la jirtaa dowladda yahuuda iyo midda maraykanka dhibaatooyinka ay ku wado dalalka islaamiga lama soo koobi karo, hoggaamiyaan oo jaqo weyn hayo waxaa lagu magacaabaa Mustafa jacfari
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post