Sawirka MD Turkiga dunida ka yaabiyay fiiri

Sawirka MD Turkiga dunid ka yaabiyay fiiri
Ninkan waa nin aad u caqli badan dhaqaaq kasta uu samaynayo wuxuu wataa macne gaar ah, sawirkan si fiican u eeg midka koowaad waa isagoo la fadhiya warbaahin reer galbeed ah eeg sida uu u fadhiyo wuxuu kor u qaaday lugtiisa taas macnaheeda waa inuu ciso muujinayo, eeg sawirka labaad warbaahintaas waxay raacsan tahay dalalka carabta oo muslinka ah eeg sida uu u fadhiyo lugta kor uma qaadin, madaxweynaha turkiga caadi ma aha sawirkaan macne weyn ayuu xambaarsan yahay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post