MDW Turkiga oo kansalay jago weyn 100 sano soo jirtay

MDW Turkiga oo kansalay jago weyn 100 sano soo jirtay
Maanta madaxweynaha turkiga wuxuu qaatay go'aan kaas oo ah inuu kansalay jagada caawiyaha madaxweynaha jagadaas oo soo jiri jirtay 100 sano muddo laga joogo, taasna waxaa keenay inqilaabkii dhicisoobay ee ka dhacay dalka turkiga 15 bishan aan ku jirno, kaas oo la rabay in lagu dilo madaxweynaha turkiga laakin Ilaahay baa ka badbaadiyay shirqoolkaas lala rabay, waxaan shiki ku rin inay ka dambeeyay dadka gaalada ah oo isku tilaamo inay yihiin dowladaha xoriyadda ku dadaala.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post