Ninkii rabay inuu Soomaali weyn taago maxaa loo dilay

Ninkii rabay inuu soomaali weyn taago maxaa loo dilay
Ninkan waxaa lagu magacaabaa Kamaal diin Salaax wuxuu ahaa danjiraha masar u dhashay ee ku jiray gudiga kormeerka soomaali ee raacsanaa jamciyadda quruumaha ka dhexaysa, wuxuu kormeerayay xoriyadda soomaaliya sidii loo siin lahaa xornimada, laakin shirqool ayaa lagu dilay maxaayeelay wuxuu rabay inuu soomaali mideeyo, marka uu gumaysiga dareemay ninkan sababta uu u socday oo ah midnimada soomaali weyn ayay dileen waxaa la dilay bisha Rmadaan waxay ku aaddanayd April sanadka markuu ahaa 1957, madaxweynaha dalka masar xiligaas Jmaal Cabdinaasir wuxuu u samneeyay janaaso weyn waxaa loogu tukaday  masjidka cumar makram ee ku yaalla maydaanka taxriir ee magaalada qaahira, ialaahay ha u naxariisto.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post